Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:140-142 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:140-142 in Kitaabka Quduuska Ah

140 Eraygaagu aad buu u daahirsan yahay, Sidaas daraaddeed anoo addoonkaaga ah waan jeclahay.
141 Anigu waan yarahay, oo waa lay quudhsadaa, Laakiinse amarradaada ma illoobo.
142 Xaqnimadaadu waa xaqnimo weligeed sii waaraysa, Oo sharcigaaguna waa run.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah