Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:135-137

Help us?
Click on verse(s) to share them!
135Anoo addoonkaaga ah wejigaaga iigu iftiimi, Oo qaynuunnadaada i bar.
136Indhahayga waxaa ka shubma durdurro biyo ah, Maxaa yeelay, sharcigaaga lama dhawrin.
137Rabbiyow, xaq baad tahay, Oo xukummadaaduna waa qumman yihiin.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:135-137SABUURRADII 119:135-137