Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:135-137 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:135-137 in Kitaabka Quduuska Ah

135 Anoo addoonkaaga ah wejigaaga iigu iftiimi, Oo qaynuunnadaada i bar.
136 Indhahayga waxaa ka shubma durdurro biyo ah, Maxaa yeelay, sharcigaaga lama dhawrin.
137 Rabbiyow, xaq baad tahay, Oo xukummadaaduna waa qumman yihiin.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah