Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:101-106

Help us?
Click on verse(s) to share them!
101Cagahayga waan ka joojiyey jid kasta oo shar leh, Si aan eraygaaga u dhawro.
102Xukummadaada gees ugama aan leexan, Waayo, wax baad i bartay.
103Erayadaadu dhanxanaggayga u macaan badanaa! Afkayga malab way uga sii macaan badan yihiin!
104Amarradaada ayaan waxgarasho ku helaa, Oo sidaas daraaddeed ayaan jid kasta oo been ah u necbahay.
105Eraygaagu wuxuu cagahayga u yahay laambad, Waddooyinkaygana iftiin.
106Waxaan ku dhaartay oo aan weliba xaqiijiyey Inaan dhawrayo xukummadaada xaqa ah.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:101-106SABUURRADII 119:101-106