Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - BOQORRADII KOWAAD - BOQORRADII KOWAAD 4

BOQORRADII KOWAAD 4:1-5

Help us?
Click on verse(s) to share them!
1Oo Boqor Sulaymaanna boqor buu u ahaa dadkii Israa'iil oo dhan.
2Oo kuwanuna amiirradiisii bay ahaayeen, Casaryaah oo uu dhalay wadaadkii Saadooq ahaa,
3Eliixoref iyo Axiiyaah oo ahaa ilma Shiisha waxay ahaayeen karraaniyo, Yehooshaafaad ina Axiiluudna wuxuu ahaa taariikhdhige;
4Benaayaah ina Yehooyaadaacna wuxuu u sarreeyey ciidanka; oo Saadooq iyo Aabyaataarna waxay ahaayeen wadaaddo;
5oo Casaryaah ina Naataanna wuxuu u sarreeyey saraakiisha; oo Saabuud ina Naataanna wuxuu ahaa wadaad, boqorkana saaxiib buu la ahaa;

Read BOQORRADII KOWAAD 4BOQORRADII KOWAAD 4
Compare BOQORRADII KOWAAD 4:1-5BOQORRADII KOWAAD 4:1-5