Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 96

SABUURRADII 96:4-5

Help us?
Click on verse(s) to share them!
4Waayo, Rabbigu waa weyn yahay, waana mudan yahay in aad loo ammaano. Isaga waa in laga cabsadaa in ka sii badan ilaahyada oo dhan.
5Waayo, dadyowga ilaahyadooda oo dhammu waa sanamyo, Laakiinse Rabbigu isagaa sameeyey samooyinka.

Read SABUURRADII 96SABUURRADII 96
Compare SABUURRADII 96:4-5SABUURRADII 96:4-5