Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 95

SABUURRADII 95:1-2

Help us?
Click on verse(s) to share them!
1Kaalaya, aynu Rabbiga u gabaynee, Oo aynu farxad ugu qaylinno dhagaxa badbaadadeenna.
2Aynu hortiisa la nimaadno mahadnaq, Oo aynu isaga farxad ugu qaylinno innagoo sabuurro ugu gabyayna.

Read SABUURRADII 95SABUURRADII 95
Compare SABUURRADII 95:1-2SABUURRADII 95:1-2