Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 94

SABUURRADII 94:11-13

Help us?
Click on verse(s) to share them!
11Rabbigu waa og yahay fikirrada binu-aadmigu Inay micnela'aan yihiin.
12Rabbiyow, waxaa barakaysan ninkii aad edbiso, Oo aad sharcigaaga wax ka barto,
13Si aad uga nasiso maalmaha belaayada Inta kan sharka lahaa godka loo qodayo.

Read SABUURRADII 94SABUURRADII 94
Compare SABUURRADII 94:11-13SABUURRADII 94:11-13