Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 91

SABUURRADII 91:9-12

Help us?
Click on verse(s) to share them!
9Waayo, waxaad tidhi, Rabbigu waa magangalkayga, Oo Kan ugu sarreeya ayaa degmadayda ah.
10Shar kuguma dhici doono, Belaayona teendhadaada uma soo dhowaan doonto.
11Waayo, isagu wuxuu malaa'igihiisa ku amri doonaa Inay jidadkaaga oo dhan kugu ilaaliyaan.
12Oo iyaguna gacmahooday sare kuugu qaban doonaan Inaanay cagtaadu dhagax ku dhicin.

Read SABUURRADII 91SABUURRADII 91
Compare SABUURRADII 91:9-12SABUURRADII 91:9-12