Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 91

SABUURRADII 91:7-8

Help us?
Click on verse(s) to share them!
7Dhinacaaga waxaa ku dhici doona kun, Midigtaadana waxaa ku ag dhici doona toban kun, Innabase kuuma soo dhowaan doonto.
8Laakiinse indhaha uun baad ku fiirin doontaa, Oo waxaad arki doontaa kuwa sharka leh abaalgudkooda.

Read SABUURRADII 91SABUURRADII 91
Compare SABUURRADII 91:7-8SABUURRADII 91:7-8