Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 90

SABUURRADII 90:13-14

Help us?
Click on verse(s) to share them!
13Rabbiyow, soo noqo, ilaa goormaad soo noqonaysaa? Oo raalli ka ahow addoommadaada.
14Aroorta naxariistaada naga dhergi, Si aannu u rayrayno oo aannu u faraxsanaano maalmaha cimrigayaga oo dhan.

Read SABUURRADII 90SABUURRADII 90
Compare SABUURRADII 90:13-14SABUURRADII 90:13-14