Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 89

SABUURRADII 89:48-49

Help us?
Click on verse(s) to share them!
48Bal waa ninkee kan iska noolaan doona isagoo aan dhimasho arkin, Oo naftiisa ka samatabbixin doona xoogga She'ool? (Selaah)
49Sayidow, meeday naxariistaadii hore, Oo aad Daa'uud aaminnimadaada ugu dhaaratay?

Read SABUURRADII 89SABUURRADII 89
Compare SABUURRADII 89:48-49SABUURRADII 89:48-49