Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 89

SABUURRADII 89:42-44

Help us?
Click on verse(s) to share them!
42Waxaad kor u qaadday midigtii kuwii dulmayay, Cadaawayaashiisii oo dhanna waad ka farxisay.
43Oo weliba afka seeftiisana dib baad u celisaa, Isagiina kama aad dhigin inuu dagaalka ku sii adkaysto.
44Iftiinkiisii waad demisay, Carshigiisiina dhulkaad ku tuurtay.

Read SABUURRADII 89SABUURRADII 89
Compare SABUURRADII 89:42-44SABUURRADII 89:42-44