Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 89

SABUURRADII 89:19-22

Help us?
Click on verse(s) to share them!
19Markaas quduusiintaada waxaad kula hadashay muuqasho, Oo waxaad ku tidhi, Waxaan caawimaad kor saaray mid xoog badan, Oo waxaan sarraysiiyey mid dadka laga doortay.
20Waxaan helay addoonkaygii Daa'uud ahaa, Oo waxaan ku subkay saliiddaydii quduuska ahayd,
21Oo gacantaydu isagay la jiri doontaa, Dhudhunkayguna isaguu xoogayn doonaa.
22Cadowgu ma dulmi doono, Wiilka sharnimaduna ma dhibi doono.

Read SABUURRADII 89SABUURRADII 89
Compare SABUURRADII 89:19-22SABUURRADII 89:19-22