Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 88

SABUURRADII 88:1-2

Help us?
Click on verse(s) to share them!
1Rabbiyow, Ilaaha badbaadadaydow, Habeen iyo maalinba hortaadaan ka qayliyey,
2Baryootankaygu hortaada ha yimaado, Oo qayladayda dhegta u dhig,

Read SABUURRADII 88SABUURRADII 88
Compare SABUURRADII 88:1-2SABUURRADII 88:1-2