Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 86

SABUURRADII 86:6-8

Help us?
Click on verse(s) to share them!
6Rabbiyow, baryadayda dhegta u dhig, Oo codka baryootankayga maqal.
7Maalinta aan dhibaataysnahay adaan ku baryi doonaa, Waayo, waad ii jawaabi doontaa.
8Sayidow, adigoo kale ilaahyada kuma jiro, Oo shuqulladaadana wax la mid ahu ma jiraan.

Read SABUURRADII 86SABUURRADII 86
Compare SABUURRADII 86:6-8SABUURRADII 86:6-8