Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 79

SABUURRADII 79:4-7

Help us?
Click on verse(s) to share them!
4Waxaannu cay u noqonnay derisyadayadii, Kuwa nagu wareegsanna wax la quudhsado oo lagu qoslo.
5Rabbiyow, ilaa goormaad noo cadhaysnaan doontaa? Ma weligaa baa? Masayrkaagu ma sida dab buu u ololi doonaa?
6Cadhadaada ku soo deji quruumaha aan ku aqoon, Iyo boqortooyooyinka aan magacaaga kugu baryin.
7Waayo, waxay laayeen reer Yacquub, Rugtoodiina way baabbi'iyeen.

Read SABUURRADII 79SABUURRADII 79
Compare SABUURRADII 79:4-7SABUURRADII 79:4-7