Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 73

SABUURRADII 73:7-8

Help us?
Click on verse(s) to share them!
7Indhahoodu baruur bay la bararsan yihiin, Oo waxay haystaan in ka sii badan waxa qalbigoodu doonayo.
8Wax bay ku qoslaan, oo xumaan daraaddeed dulmi bay ku hadlaan, Waxay hadlaan iyagoo kor isu qaadaya.

Read SABUURRADII 73SABUURRADII 73
Compare SABUURRADII 73:7-8SABUURRADII 73:7-8