Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 73

SABUURRADII 73:15-17

Help us?
Click on verse(s) to share them!
15Haddaan odhan lahaa, Sidaasaan ku hadli doonaa, Bal eeg, waan khiyaanayn lahaa farcanka carruurtaada.
16Markaan ku fikiray si aan tan ku ogaado, Aad bay iigu xanuun badnayd,
17Ilaa aan galay meesha quduuska ah ee Ilaah, Oo aan ka fiirsaday ugudambaystooda.

Read SABUURRADII 73SABUURRADII 73
Compare SABUURRADII 73:15-17SABUURRADII 73:15-17