Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 72

SABUURRADII 72:18-19

Help us?
Click on verse(s) to share them!
18Mahad waxaa leh Rabbiga Ilaahaa oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil, Oo keligiis sameeya waxyaalo yaab badan,
19Magiciisa ammaanta badanu mahad ha lahaado weligiisba, Oo dhulka oo dhanna ammaantiisu ha ka buuxsanto. Aamiin iyo Aamiin.

Read SABUURRADII 72SABUURRADII 72
Compare SABUURRADII 72:18-19SABUURRADII 72:18-19