Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 71

SABUURRADII 71:1-3

Help us?
Click on verse(s) to share them!
1Rabbiyow, adigaan isku kaa halleeyaa, Yaanan weligay wareerin.
2Xaqnimadaada igu samatabbixi oo i nabad geli, Dhegta ii dhig, oo i badbaadi.
3Ii noqo dhagax weyn oo rug ah, oo aan had iyo goorba ku noqnoqdo, Waxaad amar ku bixisay in lay badbaadsho, Waayo, adigu waxaad tahay dhagax weyn oo ii gabbaad ah iyo qalcaddayda.

Read SABUURRADII 71SABUURRADII 71
Compare SABUURRADII 71:1-3SABUURRADII 71:1-3