Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 66

SABUURRADII 66:18-20

Help us?
Click on verse(s) to share them!
18Haddaan dembi qalbigayga ku arkay, Sayidku ima uu maqleen,
19Laakiinse sida runta ah Ilaah waa i maqlay, Oo codkii baryadaydana dhegtuu u dhigay.
20Mahad waxaa leh Ilaaha Aan baryadayda diidin oo aan naxariistiisana gees iga marin.

Read SABUURRADII 66SABUURRADII 66
Compare SABUURRADII 66:18-20SABUURRADII 66:18-20