Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 56

SABUURRADII 56:10-11

Help us?
Click on verse(s) to share them!
10Ilaah caawimaaddiisa ayaan eraygiisa ku ammaani doonaa, Oo Rabbigana caawimaaddiisa ayaan eraygiisa ku ammaani doonaa.
11Ilaah baan isku halleeyey, oo innaba baqi maayo, Haddaba bal dad muxuu igu samayn karaa?

Read SABUURRADII 56SABUURRADII 56
Compare SABUURRADII 56:10-11SABUURRADII 56:10-11