Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 51

SABUURRADII 51:11-13

Help us?
Click on verse(s) to share them!
11Hortaada ha iga xoorin, Oo Ruuxaaga quduuska ah ha iga qaadin.
12Farxaddii badbaadintaada ii soo celi, Oo ruux raalli ah igu tiiri.
13Oo markaas kuwa xadgudba jidkaagaan bari doonaa, Oo dembilayaashuna adigay kuu soo noqon doonaan.

Read SABUURRADII 51SABUURRADII 51
Compare SABUURRADII 51:11-13SABUURRADII 51:11-13