Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 50

SABUURRADII 50:7-8

Help us?
Click on verse(s) to share them!
7Dadkaygiiyow, i maqla, oo anna waan hadli doonaa, Israa'iilow, i maqal oo anna waan kuu markhaati furi doonaa, Anigu waxaan ahay Ilaah, oo ah Ilaahaaga.
8Anigu kugu canaanan maayo allabaryadaada, Oo qurbaannadaada gubanu had iyo goorba hortayday yaalliin.

Read SABUURRADII 50SABUURRADII 50
Compare SABUURRADII 50:7-8SABUURRADII 50:7-8