Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 4

SABUURRADII 4:4-7

Help us?
Click on verse(s) to share them!
4Cadhooda oo ha dembaabina, Qalbigiinna la hadla markii aad sariirtiinna ku jiiftaan, oo aamusa. (Selaah)
5Bixiya allabaryadii xaqnimada, Oo Rabbiga isku halleeya.
6Waxaa jira kuwo badan oo yidhaahda, Bal yaa wanaag na tusaya? Rabbiyow, iftiinka wejigaaga nagu ifi.
7Waxaad qalbigayga gelisay farxad Ka sii badan tan ay helaan markii hadhuudhkooda iyo khamrigoodu ay kordhaan.

Read SABUURRADII 4SABUURRADII 4
Compare SABUURRADII 4:4-7SABUURRADII 4:4-7