Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 45

SABUURRADII 45:15-16

Help us?
Click on verse(s) to share them!
15Waxaa iyaga lagu hoggaamin doonaa farxad iyo rayrayn, Oo waxay soo geli doonaan hoyga boqorka.
16Meeshii awowayaashaa waxaa joogi doona wiilashaada, Kuwaas oo aad dunida oo dhan amiirro uga dhigi doonto.

Read SABUURRADII 45SABUURRADII 45
Compare SABUURRADII 45:15-16SABUURRADII 45:15-16