Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 44

SABUURRADII 44:16-17

Help us?
Click on verse(s) to share them!
16Waayo, sababtu waxaa weeye codka kan i caaya oo i af xumeeya, Iyo cadowga iyo kan iga aarguta daraaddood.
17Waxyaalahaas oo dhammu way nagu dhaceen, laakiinse weli kuma aannu illoobin, Axdigaagana khiyaano kuma aannu samayn.

Read SABUURRADII 44SABUURRADII 44
Compare SABUURRADII 44:16-17SABUURRADII 44:16-17