Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 38

SABUURRADII 38:20-22

Help us?
Click on verse(s) to share them!
20Oo weliba kuwa sharka wanaagga ku gudaana Waa cadaawayaashayda, maxaa yeelay, waxaan raacaa waxa wanaagsan.
21Rabbiyow, ha i dayrin, Ilaahayow, ha iga fogaan.
22Soo dhaqso oo i caawi, Sayidow, badbaadadaydow.

Read SABUURRADII 38SABUURRADII 38
Compare SABUURRADII 38:20-22SABUURRADII 38:20-22