Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 37

SABUURRADII 37:26-27

Help us?
Click on verse(s) to share them!
26Maalinta oo dhan wuu naxariistaa oo wax buu amaahiyaa, Oo carruurtiisuna way barakaysan yihiin.
27Sharka ka fogow, oo wanaag samee, Oo weligaa baad degganaan doontaa.

Read SABUURRADII 37SABUURRADII 37
Compare SABUURRADII 37:26-27SABUURRADII 37:26-27