Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 37

SABUURRADII 37:21-22

Help us?
Click on verse(s) to share them!
21Kii shar lahu wax buu amaahdaa, mana bixiyo mar dambe, Laakiinse kan xaqa ahu wuu naxariistaa, waxna wuu bixiyaa.
22Oo kuwuu barakeeyo ayaa dalka dhaxli doona, Laakiinse kuwuu habaaraa way go'i doonaan.

Read SABUURRADII 37SABUURRADII 37
Compare SABUURRADII 37:21-22SABUURRADII 37:21-22