Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 37

SABUURRADII 37:15-16

Help us?
Click on verse(s) to share them!
15Seeftoodu waxay mudi doontaa wadnahooda, Oo qaansooyinkooduna way kala jebi doonaan.
16Inta yar oo mid xaq ahu haystaa Way ka sii wanaagsan tahay kuwa sharka leh maalkooda badan.

Read SABUURRADII 37SABUURRADII 37
Compare SABUURRADII 37:15-16SABUURRADII 37:15-16