Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 32

SABUURRADII 32:3-4

Help us?
Click on verse(s) to share them!
3Markii aan iska aamusay, lafahaygii way gaboobeen, Maxaa yeelay, maalintii oo dhan baan cabaadayay.
4Waayo, habeen iyo maalinba gacantaadu way igu cuslayd, Oo qoyaankaygii wuxuu u beddelmay sidii engegga diraacda. (Selaah)

Read SABUURRADII 32SABUURRADII 32
Compare SABUURRADII 32:3-4SABUURRADII 32:3-4