Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 31

SABUURRADII 31:4-5

Help us?
Click on verse(s) to share them!
4Oo iga bixi shabagga dabinka ah oo ay qarsoodiga iigu dhigeen, Waayo, waxaad tahay qalcaddayda.
5Gacantaada ayaan ruuxayga u dhiibayaa, Waayo, waad i soo furatay, Rabbiyow, Ilaaha runta ahow.

Read SABUURRADII 31SABUURRADII 31
Compare SABUURRADII 31:4-5SABUURRADII 31:4-5