Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 30

SABUURRADII 30:9-10

Help us?
Click on verse(s) to share them!
9Bal markaan yamayska ku dego, maxaa faa'iido ah oo dhiiggayga ku jirta? Ma ciiddaa ku ammaanaysa? Oo ma runtaaday sheegaysaa?
10Rabbiyow, i maqal oo ii naxariiso, Rabbiyow, kaalmeeyahayga ahow.

Read SABUURRADII 30SABUURRADII 30
Compare SABUURRADII 30:9-10SABUURRADII 30:9-10