Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 2

SABUURRADII 2:6-7

Help us?
Click on verse(s) to share them!
6Anigu boqorkaygii waxaan fadhiisiyey Buurtayda quduuska ah oo Siyoon.
7Amarkii ayaan wax ka sheegi doonaa, Rabbigu wuxuu igu yidhi, Adigu waxaad tahay wiilkayga, Maantaan ku dhalay.

Read SABUURRADII 2SABUURRADII 2
Compare SABUURRADII 2:6-7SABUURRADII 2:6-7