Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 25

SABUURRADII 25:19-20

Help us?
Click on verse(s) to share them!
19Bal fiiri cadaawayaashayda, waayo, way badan yihiin, Oo waxay igu neceb yihiin nacayb dulmi miidhan ah.
20Naftayda dhawr, oo i samatabbixi, Oo yaanan ceeboobin, waayo, waan isku kaa halleeyaa.

Read SABUURRADII 25SABUURRADII 25
Compare SABUURRADII 25:19-20SABUURRADII 25:19-20