Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 22

SABUURRADII 22:11-13

Help us?
Click on verse(s) to share them!
11Ha iga fogaan, waayo, dhib baa soo dhow, Qof i caawiyaana ma jiro.
12Waxaa i hareereeyey dibiyo badan, Oo kuwii Baashaan oo xoogga badnaa ayaa hareerahayga isku wareejiyey.
13Afkooday iigu fureen, Sidii libaax hamuunsan oo ciyaya.

Read SABUURRADII 22SABUURRADII 22
Compare SABUURRADII 22:11-13SABUURRADII 22:11-13