Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 19

SABUURRADII 19:8-9

Help us?
Click on verse(s) to share them!
8Qaynuunnada Rabbigu waa hagaagsan yihiin, oo qalbiga ayay ka farxiyaan, Amarka Rabbigu waa daahir oo indhaha ayuu nuuriyaa.
9Cabsida Rabbigu waa nadiif, weligeedna way raagtaa, Xukummada Rabbigu waa run, waana wada xaq dhammaantood.

Read SABUURRADII 19SABUURRADII 19
Compare SABUURRADII 19:8-9SABUURRADII 19:8-9