Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 18

SABUURRADII 18:4-5

Help us?
Click on verse(s) to share them!
4Waxaa i hareereeyey xadhkihii dhimashada, Oo waxaa i cabsiiyey daadkii cibaadala'aanta.
5Waxaa igu wareegsanaa xadhkihii She'ool, Oo waxaa i qabsaday dabinnadii dhimashada.

Read SABUURRADII 18SABUURRADII 18
Compare SABUURRADII 18:4-5SABUURRADII 18:4-5