Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 18

SABUURRADII 18:26-27

Help us?
Click on verse(s) to share them!
26Kii daahir ahna daahir baad u ahaanaysaa, Oo kii qalloocanna mid maroorsan baad u ahaanaysaa.
27Waayo, waxaad badbaadinaysaa dadka dhibaataysan, Laakiinse indhaha kibirsan waad soo dejinaysaa.

Read SABUURRADII 18SABUURRADII 18
Compare SABUURRADII 18:26-27SABUURRADII 18:26-27