Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 147

SABUURRADII 147:1-2

Help us?
Click on verse(s) to share them!
1Rabbiga ammaana. Waayo, way wanaagsan tahay in Ilaaheenna ammaan loogu gabyo, Waayo, taasu way wacan tahay, oo ammaantuna way habboon tahay.
2Rabbigu Yeruusaalem buu dhisaa, Oo wuxuu isu soo wada ururiyaa kuwa la naco oo reer binu Israa'iil ah.

Read SABUURRADII 147SABUURRADII 147
Compare SABUURRADII 147:1-2SABUURRADII 147:1-2