Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 13

SABUURRADII 13:3-4

Help us?
Click on verse(s) to share them!
3Rabbiyow Ilaahayow, waxaas u fiirso, oo ii jawaab, Indhahayga iftiimi, yaanan hurdadii geerida seexanine,
4Waaba intaasoo cadowgaygu yidhaahdaa, Anigu isagaan ka adkaaday, Oo ay cadaawayaashaydu farxaan markii lay dhaqaajiyo.

Read SABUURRADII 13SABUURRADII 13
Compare SABUURRADII 13:3-4SABUURRADII 13:3-4