Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 139

SABUURRADII 139:3-4

Help us?
Click on verse(s) to share them!
3Socodkayga iyo seexashadaydaba waad baadhaa, Oo jidadkayga oo dhanna waad wada taqaan.
4Waayo, Rabbiyow, eray aanad aqoonu carrabkayga kuma jiro, Laakiinse adigu waad wada og tahay.

Read SABUURRADII 139SABUURRADII 139
Compare SABUURRADII 139:3-4SABUURRADII 139:3-4