Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 139

SABUURRADII 139:12-13

Help us?
Click on verse(s) to share them!
12Xataa gudcurku igama kaa qariyo, Laakiinse habeenku wuxuu u iftiimaa sida maalinta oo kale, Gudcurka iyo iftiinku waa isugu kaa mid.
13Waayo, kelyahayga adigaa sameeyey, Oo adigaa igu daboolay maxalkii hooyaday.

Read SABUURRADII 139SABUURRADII 139
Compare SABUURRADII 139:12-13SABUURRADII 139:12-13