Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 136

SABUURRADII 136:23-24

Help us?
Click on verse(s) to share them!
23Kan ina soo xusuustay markaan gunta ahayn, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
24Oo inaga soo samatabbixiyey cadaawayaasheennii, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.

Read SABUURRADII 136SABUURRADII 136
Compare SABUURRADII 136:23-24SABUURRADII 136:23-24