Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 136

SABUURRADII 136:15-18

Help us?
Click on verse(s) to share them!
15Laakiinse Fircoon iyo ciidankiisiiba wuu ku afgembiyey Badda Cas dhexdeeda, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
16Kan dadkiisa cidlada dhex hoggaamiyey, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
17Kan boqorro waaweyn wax ku dhuftay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
18Oo laayay boqorro caan ah, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.

Read SABUURRADII 136SABUURRADII 136
Compare SABUURRADII 136:15-18SABUURRADII 136:15-18