Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 135

SABUURRADII 135:7-8

Help us?
Click on verse(s) to share them!
7Isagaa ka dhiga in dhulka darafyadiisa uumi ka soo kaco, Roobkana wuxuu u sameeyaa hillaac, Oo dabayshana isagaa khasnadihiisa ka soo saara.
8Isagaa laayay curadyadii Masar, Kuwii dadka iyo kuwii duunyadaba.

Read SABUURRADII 135SABUURRADII 135
Compare SABUURRADII 135:7-8SABUURRADII 135:7-8