Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 135

SABUURRADII 135:4-5

Help us?
Click on verse(s) to share them!
4Waayo, Rabbigu reer Yacquub nafsaddiisuu u doortay, Hantidiisa gaarka ah ayuu u doortay reer binu Israa'iil.
5Waayo, waan ogahay in Rabbigu weyn yahay, Iyo in Sayidkeennu ka wada sarreeyo ilaahyada oo dhan.

Read SABUURRADII 135SABUURRADII 135
Compare SABUURRADII 135:4-5SABUURRADII 135:4-5