Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 132

SABUURRADII 132:1-3

Help us?
Click on verse(s) to share them!
1Rabbiyow, bal xusuuso Daa'uud Dhibaatooyinkiisii oo dhan,
2Iyo siduu Rabbiga ugu dhaartay, Oo nidar ugu galay Ilaaha Xoogga leh oo Yacquub, isagoo leh,
3Hubaal anigu geli maayo teendhada gurigayga, Sariirtaydana fuuli maayo,

Read SABUURRADII 132SABUURRADII 132
Compare SABUURRADII 132:1-3SABUURRADII 132:1-3